Published On: Sun, Feb 3rd, 2013

[DAAWO MUUQAAL + SAWIRO] Madaxweynaha oo dadweyne faro badan ugu khudbeyay London

Share This
Tags

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo safar ku jooga magalada London ee caasimadda dalka Britain ayaa khudbad muhiim aheed waxa uu u jeediyey shacabka Soomaalida ee halkaasi ku sugan.

Xasan Sheekh waxa uu ka hadlay sida ay dowladiisa u doonayso iney u xaliso dhibaatadda dheeratey ee dalka ka jirtey 20-kii sano ee lasoo dhaafay uu sheegay iney u kala qaadeen muhiimado dhowr ah.

Waxa kale uu madaxweynaha ka hadlay sida ay muhiim ugu tahay dowladiisa iney la helo amni waaro si wax kasta oo la qaban lahaa u suura galaan, amni la’aane ay adkaan karto in dalka uu dib usoo noqdo.

DAAWO MUUQAALKA

DAAWO SAWARIDDA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";