Calendar

[DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo jooga London

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalayto gaaray magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ka danbeysay markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dowlada Ingiriiska oo wada hadalo ay wada yeelan doonaan.

Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyey safarka iyo ujeedooyinka uu laga leehyahay.

Halkan Ka Daawo

Comments

comments

Category : Featured, VIDEOS.
« »

Comment: