Published On: Fri, Nov 30th, 2012

[ DAAWO SAWIRADA ] Madaxweynaha oo booqday xarunta diyaaradda Ethiopia Airlines

Share This
Tags

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa balaaran ee uu hogaaminayo eek u sugan magalada Adis Ababa ayaa booqday xarunta diyaaradaha Ethiopia Airlines.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo indha-indheeyay garoonka garoonak diyaaradhaa Bole International Airport oo kamidah garoomaha diyaaradaha Afrika ee ugu hormarsan.

Sidoo kale qeybta cilad bixinta iyo tababarada diyaarada Ethiopia Airlines ayuu booqday madaxweynaha Soomaliya halkaas oo lasoo tusay gudahaa diyaaradaha.

Soomaaliya ayaa waxa ay kamid tahay wadmada ay tagto diyaarada Ethiopia Airlines, iyadoona todonaadkii dhowr jeer tagto deegaanadda Somaliland.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";