Calendar

[DAAWO SAWIRADDA] Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Villa Soomaaliya

Waxa halkan idin kugu soo gudbinaynaa sawiradda nin isku qarxiyey afaafaafka hore ee madaxtoyadda, gaar ahaan agagaarka guriga Ra’isal wasaaraha uu dagan yahay iyo safaradda Itoobiya inta u dhexeysa.

 
Inta la ogyahay Qaraxa waxa ku dhintey 1- askari halka 2-kalane ay ku dhaawacmeen.

 

[slidepress gallery='qarax-ismiidaamin-oo-ka-dhacay-villa-soomaaliya']

 

Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: