Calendar

[DAAWO SAWIRADDA] Taliyaha cusub ee Booliska oo xilka la wareegay

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay xilalka kula kala wareegayeen taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneral C/xakiin Daahir Siciid iyo taliyihii hore ee booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekhunaa Maye ayaa Muqdisho lagu qabtay,munaasanbada ayaa waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha dalka,wasiirka arimaha gudaha,saraakiisha ciidamada iyo marti sharaf kale.

 

Comments

comments

Category : Featured, Hot Now, Photos.
« »

Comment: