Daawo sawiro qurux badan oo laga soo qaaday Winter Olympics 2010 Vancouver

Posted on Feb 16 2010 - 5:16pm by News Desk
Tweet
Pin It

1
Shaun White oo isu diyaarinaya maalinta  Halfpipe-ka.

2

Didier Defago oo u dhashay Switzerland oo qeylinaya isagoo kasii dhaadhacaya buurta kuna sii socda guusha  Biladda dahabka ee nimanka.
3
Mo Tae-Bum (South Korea) iyo  Jeremy Wotherspoon (Canada) oo ku loolamaya kama danbaysta speedskating-ka nimanka 500m. Mo ayaa ugu danbayntii ku guulaystay biladda dahabka.
4
Shen Xue iyo ninkeeda  Zhao Hongbo oo ku guulaystay biladdii ugu horeysay ee dalka Shiinayska ay waligood helaan ciyaaraha Winter Olympic’s.
5
Patrik Jaerbyn oo u dhashay  Sweden ayaa kufay isagoo u tartamayay (Alpine skiing Men’s Downhill) ciyaartanoo ka dhacaysay Whistler.
7
Seth Wescott (USA) iyo  Mike Robertson (Canada) oo ku loolamaya  snowboardcross-ka nimanka, iyagoo maraya halka ugu danbaysa.
6
Charlotte Kalla (Sweden) oo u dabaaldagaysa kadib markii ay dhamaysay cross country 10km-ka Dumarka. Waxayna ku guulaysatay biladda Dahabka ah.