Calendar

Daawo sawirrada Madaxweynaha Puntland oo Siweyn loogusoo Dhoweeyay Qardho

Qardho_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta gaaray magaalada Qardho ayaa siweyn loogusoo dhoweyay.

Madaxweynaha oo lahadlay bulshada soo dhowaysay ayaa uga mahadceliyay qaabka ay ugusoo dhoweeyeen magaalada.

Madaxweyne Gaas ayaa bulshada usheegay in dowladiisu xooga saari doonto sidii ay uga dhabayn lahayd wixii ay ballan qaaday ka hor doorashadiisa.

Gaas ayaa faray mudanayasha Baarlamanka inay kawar doonaan baahiyaha kajira deeganad lagasoo doortay, oo aysan kusugnaan Garoowe oo keliya.

“” Shallay waxaan idiin imid anigoo musharax ah, maanta waxaan idiin imi anigoo musharax ah, waxaana idiin balan qaadaya inaan fuliyo wixii aan horay idinka ballan qaaday”” ayuu yiri madaxweyne Gaas.

“” Waxaan idinka ballan qadaya shan sano kabacdii in Puntland ay waji cusub oo harumar leh la timaado, si aan taas ku gaarna waxaa la inaka doonaya inaan la nimaano Daacadnimo, Dulqaad iyo Midnio”” ayaa yiri madaxweyne Cabdiweli.

Madaxweynaha ayaa malinta Beri ah ugudbi doona magaalada Bosaso, iyadoona usoo mari deeno deeganada udhexeeya Bosaso iyo qardho.

SONY DSC SONY DSC SONY DSC SONY DSC Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho09 (1) Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho09 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho10 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho13 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho18 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho48 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho54 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho58 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho59 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho60 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho61 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho62 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho63 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho64 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho69 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho70 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho71 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho73 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho75 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho83 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho88 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho90 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho92 Soodhaweyn_Madaxweyne_Gaas_Qardho93

www.Bartamaha.com

 

Comments

comments

Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: