Calendar

Daawo Shirkii Hiigisga 2016 Denmark oo Madaxda Soomaaliyeed ay ka hadlayaan

Shirkan ayaa cinwaan looga dhigay ”’ SOMALIA’S NEW DEAL COMPACT, HIGH LEVEL PARTNERSHIP FORUM”” Wsomalia vision 2016axaana ku sugan xubno kala duwan oo kala matala beesha caalamka iyo Soomaalida.

Ujeedada shirka ayaa ah in looga xaajoodo isla markaana looga wadahadlo horumarka ka jira Soomaaliya mana ahan kulankan mid dhaqaale loogu uruurinayo Soomaaliya balse waa mid lagu qaadaa dhigayo waxa ka dhaqangalay balanqaadyadii loo sameeyey dalka.

Sidoo kale,waxaa looga hadli doonaa labada maalmood ee u socdo shirku amniga iyo xasiloonida dalka iyo guud ahaan in la eego dhinaca la xisaabta maaliyadda,furfurnaanta iyo Iskaashiga guud ee bulshada Caalamka.

Bartamaha Online

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: