Calendar

Daawo Trailer Filin cusub oo laga sameeyey Burcad Badeedda “Kapringer:A Hijacking”

Filin cusub oo ay samaysay Denmark ayaa ka sheekaynaya wadahadalada ka dhex dhaca dadka Maraakiibta iska leh, Shaqaalaha, iyo Afduubayaasha (Burcad Badeedda).

Filinkan oo magaciisa la yiraahdo Kapringen: A Hijacking ayaa lagu wadaa inuu noqdo mid dadku ay aad u xiiseyn doonaan, si wanaagsanna loo soo duubay.

Hoos ka daawo Trailer-ka filinka:

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Piracy, Wararka Maanta.
« »

Comment: