Calendar

[DAAWO] Wasiiradda arimaha dibadda oo booqatey guryaha Soomaalidda ee Talyaaniga

Wasiiradda arimaha dibadda, ahna ra’isal wasaare ku xigen Marwo Fowzia Xaaji Yuusuf Aadan iyo wafdi la socday waxa ay booqdeen guryaha ay dowlada Soomaaliya ku laheed wadanka Talyaaniga, gaar ahaan magalada Roma.

Wafdiga waxa ay soo mareen guriga safiirka Soomaalida uu dagi jirey oo ahaa mid aad u baaxad wayn isla markaane ay kusoo dagi jireen wafuuda Soomaaliya halkaas uu ka muuqdo burbur xoogan.

Waxa kale oo tagtey guriga safarada Soomaalida ee Roma halkaas oo isna burburey isla markaane u eg inuu dhici rabo isaga oo idil.

HALKAN KA DAAWO

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured.
« »

Comment: