DAAWO: Wiil Soomaaliyeed oo ka qeybgalaya XFACTOR NORWAY (VIDEOS)

Posted on Nov 30 2010 - 8:58pm by News Desk
Tweet
Pin It

MO

Bartamaha —  Wixii cusub oo weliba kusaabsan Soomaalida waad uga barateen in Bartamaha ay ka bilaabato meesha aad ka aragto, haddaba maanta waxaan idiin haynaa wiil Soomaali ah oo ku heesaya English lagana kana qeybgalay Xfactor Norway, Wiilkan ayaa Scandanavianka gilgilay kadiba markay aad ula dhaceen codkiisa.

Wiilkan magaciisa ayaa la yiraahdaa Maxamed Farax, sida uu u heesayana waxaad moodaa inuu yaqaan wuxuu samaynayo. Hadaan wax yar idiinkaga taabano MO waxa uu ku dhsahay Soomaaliya halkaas, Aabihiis wuxuu ku dhintay dagaalkii sokeeye, walaalo lamaysan dhalan wuxuuna la nool yahay hooyadiis oo kaligiis soo korsatay.

Mo ayaa mar kasta ka cajabinayay xeer ilaaliyayaasha Xfactor, siday u egtahayna waxaa macquul ah inuu heerka koowaad gaari doono haduu sidaan kusii wado.

Daawo Mo oo qaadaya “FAITH”

Daawo MO oo qaadaya “Let’s Rock it”

Halkan ka daawo Tijaabadiisii ugu horeysay ee XFactor, wuxuu qaadayaa “Isn’t she lovely”