Daawo Xaflad lagu taageerayay R’iisul Wasaare Farmaajo oo ka dhacday Minnesota(Vedios).

Posted on Nov 2 2010 - 9:53am by News Desk
Tweet
Pin It

minnBartamaha (Minnosota):- Munaasabad balaaran oo ka dhacday Magaalada Minnesota Ee Dalka Maraykanka ayaa logu tagaeeray Masuulka Cusub Ee Ra’iisul Wasaaraha ka noqday Soomaaliya.

Sida Muuqaalada aad ka daawan doontaan Munaasabada oo ahayd mid balaaran ayaa waxaa ka qeybgalay Aqoonyahano,Xildhibaano iyo jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Minnosota.

Daawo:-

Qeybta 1-aad Ee Xaflada:-

Qeybta 2-aad Xaflada:-

Qeybta 3-aad Munaasabada:-

Daawo Sawiro:-

minn

minn1

minn3

minn4

minn5

minn6

minn7


Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Afrika

[email protected].