Daawo Xayaysiin aad u qosol badan..GOAAAL! [ VIDEO ]

Posted on Dec 6 2012 - 9:54pm by Chief Editor

Inteenaa jecel Kubadda Cagta ayaa waxaan filayaa marka Kooxdaadu ay gool khatar ah dhaliso inaad marmarka qaarkood damacdo inaad sida nimankaanoo kale aad samayso.. Aniguba aan ugu horeeyee waan dareemaa saan.

Daawo Xayaysiintaan ay samaysay Telefishinka Canal + ee Faransiiska, Videogaan waxaan ugu talogalay asxaabtayada reer Banooniga ah. Goaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal.