Published On: Wed, Dec 5th, 2012

Dagaalo ka dhacay gobolka Baay

Share This
Tags

Dagaalo u dhexeya ciidamada dowlada iyo kooxda Al Shabaab ayaa ka dhacay inta u dhexeysay magalada Baydhabo iyo degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Inta la ogyahay waxa ku geeriyooday dad gaarayo 10-ruux halka tiro taas dhaafsane ay ku dhaawacmeen dagalada oo la sheegayo iney ahayeen kuwo xoogan.

Dowlada ayaa sheegatey in dileen tiro badan oo ka tirsanaa kooxda Al Shabaab kuwaas oo kor u dhaafaya 16 sida uu saxafada u sheegay guddoomiyaha gobolka Bay, Cabdifataax Maxamed Geeseey sidoo kalane sheegay iney gacanta kudhigeen tiro kale.

Kooxda Al Shabaab ayaa iyana dhinaceeda sheegatey iney qasaaro badan ay u geysatey ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya oo la socday kuwaas oo jooga magalada Qansax Dheere, wallow wax cayiman aysen xusin.

Sheegashada labada dhinac ayaa midna la xaqiijin Karin, waxana ay dadka deegaanada uu dagaalka ka dhacay ay sheegayaan inuu jirey qasaaro labada dhinac gaaray.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";