Published On: Sat, Dec 15th, 2012

Dastuurka qabyada Masar oo cod loo qaadayo [SAWIRO]

Share This
Tags

Dadweynaha reer Masar ayaa u codeynaya dastuur cusub oo wadanka loo qorey kaas oo daba ay ka wadaan kooxaha wadaada muslimiinta ah, taas o wadanka kala qeybiyay, qalalaaso badane ka dhasheen.

Madaxweynaha Masar Maxamed Morsi iyo kooxdiisa Aqwaan Muslimiin ayaa u ololaynaysay in la ogolaado dastuurka cusub ee la qorey, balse mucaaradka ayaa kazoo horjeestey oo dhahayo islaamiyiinta ayuu gacan siinaya dastuurka loo codeynayo.

Iyadoo ay codeynta socotane, isku taga koooxaha mucaaradka ayaa ku eedeynayo aqwaan muslimiin-ka iney isku dayayaan iney codadka ay is daba mariyaan.

Codeynta ayaa ka socotaa 10-gobol oo ku jirto caasimadda Masar ee Qaahira iyadoona ay diwaan gashan yihiin dad kor u dhaafayo 50-million oo qofood.

Si kasta oo ahaatene codbixinta dhacaysa maanta oo sabti ah ayaa u eg mid si mid si nabdoon ku socoto iyadoona maalinta labaad ee todobaadka ay codbixinta ka sii socon doonto goboladda harey.

In kabadan 250,000kun oo askari ayaa ka qeyb qaadanaysa ilaalinta amaanka goobaha ay codeynta ka dhacayso, waxana ay dowlada isku dayaysaa in nabad galyadda ay sugto si looga hortago qalaasooyin dhaca.

Faahfaahino kale oo dheeri ah oo ku saabsan codbixinta dastuurka cusub ee Masar loo qaadayo ayaa idin la soo socodsiin doonna, inshalah!

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";