Daily Archives: August 29, 2014

Wargelin Show: Abaarta Soomaaliya ka jirta & Kuwii Hore Aug. 27 – Sept 01

Abaaraha Soomaaliya ka dhacay tan iyo intii aad caqlisatay waa imisa magacyadoodase makala taqaan?. Weligaa ma maqashay Abaartii Maadh Gambiya?. Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa kuu sharaxaya Abaarta ka jirta gobolada Soomaaliya qaarkood iyo kuwii ka horeeyey. https://www.facebook.com/wargelinshow Follow us on … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment