Daily Archives: November 5, 2014

XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah la Qaatay illaa 25 Xildhibaan oo Ka Soo Jeeda Puntland

Muqdisho (Bartamaha)  Iyadoo ay socdaan dadaalo lagu doonayon in khilaafka u dhexeeya raysal wasaare C/weli Sheekh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana dhinaca ay socdaan mooshino iska horjeeda ayaa xalay madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu kulan la qaatay illaa 25 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanno ku hanjabay haddii mooshin laga keeno ra’iisul wasaaraha mooshin inay ka keenayaan guddoonka baarlamaanka

Muqdisho (Bartamaha) Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreeysay shaaciyay inay mooshin ka keeni doonan guddoonka sare ee baarlamaanka haddii ay soo baxdo mooshin laga keeno xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Cabdiweli. Hadalkan ayaa soo baxay xilli ay jiraan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xisbiga Jamhuuriga oo ku guuleystay Aqalka Senate-ka iyo isbadalka siyaasadeed ee Marekanka (Warbixin)

Washington, DC (Bartamaha) Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay aqalka Senate-ka Maraykanka kaddib markii uu helay kuraasta uu u baahnaa si ay ula wareeggo aqlabiyadda aqalka Senate-ka. Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay kuraasta senate-ka ee gobollada South Dakota, West Verginia, Arkansas, Montana, Iowa, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir Goodax: ” Saameynta fatahada wabiga Shabeelle waa mid ka xoogan sidii hore”

Muqdisho (Bartamaha) Fatahada wabiga Shabeelle oo deegaanno ka tirsan dalka ku fatahay waxaa loo arka inay tahay mid ka saameeyn iyo khasaaro badan xilliyadii hore,sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha. Goodax oo la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in fatahaada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Col. C/risaaq Isaaq Biixi oo Muqdisho ku geeryooday

Muqdisho (Bartamaha) Xalay waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday alaha u naxariistee Col. C/risaaq Isaaq Biixi oo xilal dhanka ciidamadaa ka soo qabtay dawladdii kacaanka iyo dawladihii kumeel gaarka ahaa ee Soomaaliya. Col. C/risaaq Biixi oo ka mid ahaa saraakiisha ugu aqoonta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

President Hassan meets with Members of the Federal Parliament originally from Puntland

Mogadishu (BARTAMAHA) Somali President Hassan Sheikh Mohamud has met with the members of the Federal Parliament originally from Puntland to discuss with the political heat up between him and the Prime Minister. According to sources, 25 Members of the Parliament … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

IGAD envoy in Mogadishu to reconcile Somali President, PM

A special envoy of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) arrived in Somali capital Mogadishu on Tuesday for talks aimed at reconciling between President Hassan Sheikh Mohamoud and Premier Abdiweli Sheikh Ahmed. “IGAD is the midwife of the Somali peace … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Women reporting abuse in Somalia without persecution

Al Jazeera — Investigating sexual abuse and exploitation – especially when those accused are soldiers – is a complex and time-consuming process that requires sensitive expert handling. But even a skillful and professionally-run investigation will fail if the women and … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Democrat Keith Ellison Wins 5th Term In Congress

MINNEAPOLIS (AP) — Voters are sending Democrat Keith Ellison back to Congress for a fifth term representing Minnesota’s urban 5th District. Ellison defeated Republican businessman Doug Daggett and Independence Party candidate Lee Bauer, a machinist. Ellison was the first Muslim elected … read more »

Posted in Featured, Minnesota | Leave a comment

Somali MPs call UN Envoy either step down from Somalia or apologize

Mogadishu (BARTAMAHA) Somalia Parliament Members on Tuesday asked the UN Special Envoy for Somalia Ambassador Nicholas Kay to step down or apologize from his recent statement which he allegedly said that some of the country’s parliamentarians were getting cash in … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment