Dhacdooyinkii 2012 ee Dadka Adduunku uu Google Gareeyey [ VIDEO ]

Posted on Dec 12 2012 - 7:31pm by Chief Editor

 

Google ayaa soo saartay sheekooyinkii ugu weynaa ee Sanadka 2012 iyo dadku sheekooyinka ay ka raadiyeen Google, ”Zeitgeist 2012,”.

Muuqaalkan oo kale ayaa google ay soo saaraan sanad kasta dhamaadkiisa.

Daawo: