Published On: Thu, Nov 1st, 2012

VIDEO: Dhuxusha Kismaayo Kenya shaqo kuma laha, Soomaaliya waa dal Xor ah Dowladeedaana u talinaysa

Bartamaha Nairobi — Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya, Richard Onyonka oo ka qeybgalay xaflad ay soo qabanqaabisay IST/AU ayaa saxaafadda la hadlay isagoo ka waramay ciidamada Kenya (KDF) iyo AMISOM.

Wasiir ku Xigeenka oo la weydiiyey Dhuxusha dekedda Kismaayo ku xayiran iyo Dowladda Kenya halkay ka taagan tahay ayuu wuxuu ku jawaabay “Kenya shaqo kuma laha, Soomaaliya waa dal xor ah, Dowladeedaana aayaha Soomaaliya ka talinaysa, Kenyana wey ku taageeraysaa go’aanka ay Dowladda Soomaaliya ka qaadato”.

Richard Onyonka oo khudbad goobtaas ka jeediyey ayaa sheegay in 2,700 oo askari oo ka tirsan cidamada Uganda ee qaybta ka ah howgalka Midoga Afrika lagu dilay Soomaaliya tan iyo markii uu howgalkan billowday sanadkii 2007.

Daawo:

Video: Soomaalo.com

_______

Maxamed Mascuud – Xafiiska Wararka Bartamaha ee Nairobi

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";