Calendar

Diyaarad QM leedahay oo Soomaaliya lagu duqeeyay

BARTAMAHA – Sida Wakaaladda wararka Interfax ee dalka Rushka ku taala ayaa qortay maanta in gantaalo lagu weeraray diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo Rush,ka laga leeyahay hase ahaatee Q,M u kiraysan xilli ay dul maraysay hawada meel ka mid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Warkaan waxaa lagu sheegay in diyaaradda oo nooceedu yahay Mil Mi-8 ayaa wakaaladdu waxay ku waramaysaa in waxyeelo kasoo gaartay weerka laagu qaaday.

Ma jiro waax khasaaro nafeed ah oo weerarkaasi oo dawladu Rush ku eedeysay Al-Shabab hase ahaatee Al-Shabab willi ma aysan sheegan .

Diyaaradaan oo weerarkaan la kulan habeen ka hor xilli ay Muqdisho ayaa waxaana  ay haysatay qandaraas ah  ka shaqeynaysay  magaalooyinka B/weyne, Buulo Barde iyo Ceelbuur.

Ma jirto willi faafaahin intaa dheer oo la helayo .Q,M Soomaaliya waxaa ka joogaa diyaarado noocyo kala duwan leh iyo ciidamo xarumahooda illaaliya

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: