Calendar

Documentary Film: Waxbarasho ayaa Horumar lagu gaaraa – Education leads to Progress (Subtitled)

Screen shot 2012-01-16 at 11.04.45 AMDaawo Documentary film ay soo sameeyeen Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland . Filinkan ayaa si weyn uga turjumaya horumarka ay waxbarashadu leedahay iyo horumarka ay qofka u hoeseedi karto.

www.Bartamaha.com wuxuu u mahadnaqayaa Dowladda Puntland ee Soomaaliya gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdi Faarax Juxa.

Daawo:

Comments

comments

Category : Documentary Films, Madadaalo | Entertainment, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: