Dood Dhex martay Musharaxiinta Dowlada Somaliya Ee 2011

Photo: mogadishutimes
Waxaa wiigan lagu qabtay Dood La soo dhex dhigay raga haatan u sharaxan jagada Madaxweynaha Soomaaliya, doodan oo lagu qabtay Minneapolis waxaa ka soo qaybgalay dad badan oo Soomaali ah oo rabay in ay maqlaan waxay ku kala duwan yihiin musharaxiinta jagada madaxweynaha ee sanadkan aan ku jiro raba in ay ka noqdaan Soomaliya madaxweyne waxaa doodaa soo duubay saaxkayo SomaliMaiTV. Halkan ka Daawo






















are they serouis or just joking lol, God help somali man