Calendar

DOOD: Dowladda cusub waxay noqotay midii ugu tacliinta saraysay laakiin khibradeedii ma hayaan? (VIDEO)

buubaaBartamaha Nairobi — Mar wax laga weydiiyay Ismaaciil Hurre “Buubaa” Mudane Ismaaciil Hurre Buubaa oo horey uga tirsanaan jirey golaha baarlamaanka Soomaaliya, marna soo qabtay xilka wasiirka arimaha dibedda ee Soomaaliya  siduu u arko xukuumadda cusub ee Raiisal Wasaare Farmaajo ayuu wuxuu afka ku dhuftay in xukuumadda cusubi ay tahay mid tayo wanaagsan marka loo eego dhanka tacliinta laakiin wuxuu yiri khibrad uma lahan xaaladda haatan dalka ka taagan.

Hadaba daawo videogan, maxayna kula tahay fikrad ahaantaada.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: