Calendar

dowladda Maalta oo qorsheyneysa in ay dib usoo ciliso qaxootiga Soomaaliyeed

Wasiirada hormarinta bini’aadinimada u qaabilsan dalkaasi haweeneeda lagu magacaabo Roberta Metsola ayaa waxbixin ay soo saartay maanta oo arbaca ah ku sheegay in ay qorsheenayaa in ay dib u celiyaan qaxootiga soomaaliyeed ee in muda ah ku sugnaa dalkaasi.

Wasiirada hormarinta bini’aadanimada Malta waxa ay sidoo kale sheegtay in dib u celintaqaxootiga Somalidaah ay Kala shaqeyneyso laanta Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR waxaana carabka ay uu adkeysay in qoysaska iminka qaxootiga ku ah Malta ay ka qeb-qaadan doonnaan dadaalka loogu jiro dib u dhisida dalkooda hooyo.

Sikastaba hadalka wasiirada ayaa waxa uu imaanayaa xilli dalka soomaaliya uu ka baxay KMG-nimadii lagu jiray mudo kabadan 20–sano ayadoona Wasiiradaana lagu magacaabo Roberta Metsola ay ka qeyb-gashay shirkii maalin kahor kusoo gabagaboobay Magaalagda Brussels ee dalka Belguim-ka hiigsigiisina uu ahaa 2016.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment:

cccc