Published On: Fri, Dec 28th, 2012

Dowladda Nigeria 140 askari usoo direyso Somalia

Share This
Tags

Dowladda Nigeria ayaashaaca ka qaadey in dalka Somaaliya usoo diiriyaan 140 oo kamid noqon doona  waaxda booliska ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

dowladda  Nigeria ayaa in ay somaaliya Ciidamo usii dirto heshiis kale saxiixday   Midowga Afrika,  Ramtane Lamamra ayaa heshiiska u saxiixay Midowga afrika , halka Nigeria uu u saxiixay wakiilkeeda u qaabilsan ururka oo lagu magacaabo Bulus Lolo.

Kayode Aderanti oo ah Agaasimaha nabad-ilaalinta ciidamada booliska Nigeria  ayaa sheegay in ciidamada ee ud dirayaan Somaaliya ay qeyb ka tahey ka qeyb qaadashada nabad usoo celinta Somaaliya ..

Dowlada Nigeria oo   Dabayaaqadii bishii September ee sanadkan ayaa 70 askari usoo diray Somaalia kuwaasi kamid noqday Ciidamada nabad ilaalinta Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho .

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";