Calendar

Dumar lagu laayay Shabbelaha Hoose

BARTAMAHA – Sida wariyaha Bartamaha Online ee Marka uu kusoo waramayo Dhinacyada isku haya Gobolka ay maanta dileen Ilaa Shan Haween ah oo ka mid ahaa Dadka Deegaanka.

Faadumo Axmed Xaaji oo ka mid ah Haweenka ku nool Degmada Marka ayaa Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho u sheegtay in Saaka Labo Haween ah la dilay,maanta Duhurkiina la Dilay saddexda kale oo mid ay Uur lahayd.

Waxaa ay sheegtay in Dilka ay Geeysteen mid kamid ah Dhinacyada isku haya  Gobolka Shabellaha Hoose islamarkaana Ujedka  uu ahaa in Dumarka ay Maleeshiyadka ku dagaalamay Degmada Marka ay Biyo iyo Caano ay u qaadaan sida ay Kulmiye u sheegtay Faadumo Axmed Xaaji.

Dhanka kale Gudoomiyaha Degmada Marko Max’ed Cismaan yariisow  oo Idaacada Kulmiye ay la Xariirtay si ay wax oga Weydiiso wararka sheegaya in Dumar lagu Dilay degmada ayaa Xaqiijiyey inkastoo Tirada uu ku

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: