Calendar

Everton Oo Qaab Amaah Ku Dooneysa Scott Sinclair

Warar laga helayo kooxda Everton ayaa sheegaya in ay qorsheynayaan in kooxda Ma City amaah ay ugala soo wareegaan xilli ciyaareedkana laacibka scott sinclair  , waxa ayna baahidaan soo baxeysa xilli Everton dooneyso in ay xoojistaan booska loogu soo baxayo ciyaaraha kooxaha yurub.
Sida uu qorayo wargeyska Metro laacibkaan ma diidayo dalabka Everton maadaama tan iyo markii laga soo iibiyay Swansea City uu iska fadhiyo kursiga keydka .

Sidoo kale wargeyska London24 ayaa laga soo xiganayaa in tababaraha kooxda QPR isna uu qaab amaah ah ku doonayo laacibkaas oo si weyn aan ugu qanacsaneyn nolosha haatan uu ku jiro.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: