Published On: Wed, Dec 26th, 2012

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Ingariiska Ee Kooxaha Norwich City v Chelsea.

Share This
Tags

Kooxda Norwich ayaa kulanka maanta ee Boxing Day waxa ay rajeyneysaa inay soo gabagabeyso 18 sanno oo aysan wax guul ah ka gaarin Blues.

Kulanka: Norwich City v Chelsea

Garoonka: Carrow Road

Waqtiga: 6:00 p.m xilliga Soomaaliya

Garsoore: Jon Moss

Norwich ayaa qiimeyneysa xaalada kabtankooda Grant Holt waxaana ay rajeynayaa inuu ka soo kabsado dhaawacii u diiday kulankii ay guuldarada ka soo gaartay West Brom.

 

Steven Whittaker ayaa dhaawac sinta ah ku seegaya kulankaan waxaana uu ku biirayaa liiska dhaawaca ee John Ruddy, Andrew Surman iyo Ryan Bennett.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Chelsea John Obi Mikel ayaa diyaar u ah inuu ku soo laabto kooxda ka dib markii uu soo dhameystay ganaax seddex kulan ah.

John Terry ayay u badan tahay inuusan taam u noqon doonin kulankaan, halka Ryan Bertrand uu shaki ku jiro.

 

Hadaba Cidii Badisaa Labadaan Koox Waxaan idiin soo gudbin doonnaa Natiijada Waxayna ukala Safan doonnaa Sidan:

LINE-UPKA MACQUULKA AH:
NORWICH

Bunn
Martin, Turner, Bassong, Garrido
Snodgrass, Tettey, Johnson, Pilkington
Hoolahan
Holt
CHELSEA

Cech
Azpilicueta, Cahill, Ivanovic, Cole
Luiz, Ramires
Moses, Mata, Hazard
Torres

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";