Published On: Thu, Dec 6th, 2012

Fanaan caan ah oo geeriyooday

Share This
Tags

Ilaah ha u naxriiste Fanaankii waynaa ee Axmed Haybe Caraale ayaa lagu aasayaa magalada Muqdisho markii xalayto uu ku geeriyooday Isbitaalka oo la geeyay.

Fanaanka Axmed Haybe ayaa isbitaalka la geeyay markii sida ay sheegen qoyskiisa ay barartey coloosha.

Maareeyaha tiyaatarka qaranka abwaan Cabdi Dhuux ayaa ehellada iyo qaraabada uu ka baxay Axmed Heybe Carraale uga tacsiyeeyay geeridiisa, wuxuuna abwaanka sheegay in berrito aas loo sameyn doono.

Fanaanka ayaa lagu xasuustaa heeso badan oo macaana uu qaadi jirey oo ku jireen kuwo badan oo wadani ahaa,  waxana uu kamid ahaa tiradda yare e fanaaniinta ee aan dalka ka guurin mudadii ay dagalada sokeeye ay socdeen.

Wuxuu ifka kaga tagay todobo caruur ah oo isugu jira hablo iyo wiilal oo dhamaantood kuwada sugan Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya sida uu u sheegay warbaahinta Abwaan Cabdi Nuux.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";