Calendar

Frank Lambard Oo doonayo in uu ka dhaqaaqo Kooxdiisa Chelsea… Sababta Maxay tahay?

Xidiga qadka dhexe kubada uga qaabeya Chelsea Frank Lampard ayaa qiray in xariirka kala dhaxeeya kooxda uu qarka u saaran yahay in uu dhamaado.
Waxa uuna warkaan soo baxayaa xilli laacibka ka war helay in naadiga dooneyn in hishiis cusub u soo bandhigaan  kaasi oo hishiiskiisa haatan uu dhamaanayo dhamaadka xilli ciyaareedkaan.
Lambard ayaa awood u yeelanaya bisha dambe in kooxda uu doono hishiis u saxiixi karo , waxaana si weyn looga doonaya horyaalka dalka faransiska gaar ahaan PSG.

Waxa uu laacibka sheegay in aysan muuqan ifafaalo ku aadan in hishiis cusub soo hor dhigaan xitaa hal sano ama laba sano ha gaaree , waxa uuna xusay in garoomada uu ku sii jiri karo ilaa sedex sano oo dhiman .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: