Fulay Fulaygiis (VIDEO)

Posted on Dec 18 2012 - 8:24am by Chief Editor

Fulayga Norway Basse Andersen ayaa ah nin si aad u fudud looga nixin karo, sida ay na tusayaan asxaabtiisa shaqada.

Basse Andersen ayaa Norway TV laga leeyahay ay shaqadiisa ku booqdeen si ay u soo hubiyaan hadalada Internetka laisla dhex marayey oo ah in Basse Andersen uu yahay ninka ugu fulaysan CAALAMKA.

Daawo: