Published On: Sat, Jan 5th, 2013

Garoonka Kubadda Cagta ee Baladweyne oo dib loo hagaajiyey [SAWIRO]

Share This
Tags

Ciidamada Jabuuti ee ka qeybta ah ciidamada nabad ilaalinta afrika ee AMISOM ee jooga magalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa dayactir balaaran ku sameyay garoonka kubadda gacta ee magalada Baladweyne.

Xaflad dib loogu furayay garoonka ayaa ka dhacday magalada Baladweyne halkas oo kasoo qeyb galeen saraakiisha ciidamada Jabuuti, maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Furitaankii Garoonka ayaa waxa ka qabsoontey cayaar dhex maraysay labo kooxood oo si weyn ugu xafiltanta magalada Baladweyne oo la kala yiraahdo Buundo-weyn Vs Howlwadaag oo kooxdii ku cayaaraysay magaca xaafadda Howl-wadaag ay ku badisay.

Taliyaha ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti oo ka hadlay xaflada furitaanka waxa uu sheegay in sababta ay u dayactireen garoonkan ay salka ku hayso sidii ay dhalinyarada ugu madadaalan lahayeen, iskuna dhex gali lahayeen, taas oo ah horseedka nabaddda.

DAAWO SAWIRADDA

 

__________

Aragtidada hoos ku reeb

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";