Calendar

Gudiga Koobka Kubada Cagta ee Ohio oo Warsaxafadeed Qabtay (VIDEO)

ohioWarsaxafadeed ay soo qaban qabiyeen Dhalinyarada sanadkan qabanaysa koobkii shanaad ee kulanka Kubada Cagta kooxaha Somaalida Waqoyi Ameerika waa markii shanaad ee ay qabtaan kulankan waxay rajaynayaa in ay mideeyaan dhalinyarada ayan u tahay in ay is dhex geliyaan bulshada Soomaaliyeed ee ku kala daadsan gobolada Waqoyi Ameerika. Daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Ohio, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: