Published On: Wed, Dec 19th, 2012

Hadda laga bilaabo Instagram sawiradaad gashato Facebook ayaa ciday doonaan ka gadan kara, Adiguna waxba ma tihid

Share This
Tags

Ma Xasuusataa markii Instagram ay ahayd shirkad ka madaxbanaan FACEBOOK?. Berisamaadkii?, Laakiin maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa $715 Million ku gadatay Facebook, intaa wixii xigay Instagram Qiyaamaheedaa soo yeerayey.

Tii ugu darnaydse maadan maqal, Ma ogtahay in Instagram ay badashay sharciyadeedii ay horay u lahayd haba ugu darnaatee waxaa ay Caddeeyeen in Sawiradaada aad gashato Instagram ay gadan karaan ayna siin karaan ciday doonaan iyagoon adiga waxba kaa warsan.

Haddaba hadaad meel ku aragto sawir aad taleefankaaga isaga qaaday ama aad Joornaal ku aragto sawir aad leedahay, ha welwelin Instagram ayaa iibsatay oo cidday doonto ka gadatay. Adiguna waxba kama dhihi kartid oo adaa ogolaaday in sidaa lagu yeelo.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";