Published On: Thu, Sep 22nd, 2011

Hees cusub oo uu soo saaray KAY (VIDEO)

Share This
Tags

Screen shot 2011-09-22 at 12.40.36 AMFanaanka/Gabyaaga reer Minneapolis KAY ayaa soo saaray hees lacag loogu aruurinayo dadka abaaruhu ay Soomaaliya ku saameeyeen ee ku tabaalaysan dhulkeenii hooyo.

KAY ayaa ah fanaan aadan marnaba ka filanayn inuu soo saaro hees biig ah, Maantana wuxuu u dadaalayaa sidii wax loogu uruurin lahaa dadkeena dhiban.

Halkan ka Daawo Heesta

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";