Heesayaasha dunida ugu lacag sameynta badan sanadka 2012 [PHOTOS]

Share This
Tags

Fanaaniinta caanka ah ayaa waxa lagu tilmaama iney yihiin ugu lacag helista dunida iyadoona ay lacaga ay ka sameyaan Album-ada heesaha ay soo saaraan, shirkada ganacsiga ay leehyihiin, xayaysiinta iyo Show-yada ay qabtaan.

Jariirada Fobres oo inta badan soo saarta daqli helista sanadlaha ee dadka iyo shirkadaha caanka ayaa sanadkaan 2012 waxa ay soo saartey 25-heesayaal ee helay lacagta ugu badan.

Waxa ku jira 18-jir reer Canada ee Justin Bieber oo soo saaray dhawaan album-kiisii 3-aad, isagoona bilabay socdaal uu meelo badan oo caalamka ku tago halkaas uu kazoo heesayo.

1. Dr. Dre ($110 million)

2. Roger Waters ($88 million)

3. Elton John ($80 million)

4. U2 ($78 million)

5. Take That ($69 million)

6. Bon Jovi ($60 million)

7. Britney Spears ($58 million)

8. Paul McCartney ($57 million, tie)

8. Taylor Swift ($57 million, tie)

 

10. Justin Bieber ($55 million, tie)

 

10. Toby Keith ($55 million, tie)

 

12. Rihanna ($53 million)

 

13. Lady Gaga ($52 million)

 

14. Foo Fighters ($47 million)

 

15. Diddy ($45 million, tie)

 

15. Katy Perry ($45 million, tie)

 

17. Kenny Chesney ($44 million)

 

18. Beyoncé ($40 million)

 

19. Red Hot Chili Peppers ($39 million)

 

20. Jay-Z ($38 million)

 

21. Coldplay ($37 million)

 

22. Adele ($35 million, tie)

 

22. Kanye West ($35 million, tie)

 

24. Michael Bublé ($34 million)

 

25. Sade ($33 million)

QEYBTA HOOSE KU QOR ARAGTIDADA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";