Published On: Mon, Feb 4th, 2013

Heg: Argigixisada Soomaaliya weeraro ayey Noo soo qorsheenayaan

Share This
Tags

Wasiirka  arrimaha dibadda dowladda Ingiriiks Wilam Heg ayaa waxa uu sheegay in dalal ay Soomaaliya Ka mid tahay ay yihiin Meelaha qatarada uga imaaneyso dowladda ingiriiska.

Heg ayaa Xaqiijiyay in qatar Argigixiso oo aan La dhayil san karin oo ka dhan ah dalka ingiriiska ay Ka imaan Karto Soomaaliya halkaas oo ay ka dagaalamaan Al Shabaab oo ka mid ah ururada argigixiso ee Caalamiga ah.

Wilam Heg ayaa ku baaqay in la sameeyo dadaallo dheeri ah oo looga hortagayo Al qaacidada Afrika iyo Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya.

Dowladda ingiriiska ayaa intii uu socday Koobkii Ciyaaraha olombikada ee lagu qabtay dalkaasi waxa ay ka digtay in kooxa ka tirsan Al Shabaab ay weeraro ka geestaan waddankaasi.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";