Published On: Wed, Dec 26th, 2012

In ka badan boqolkiiba 60 oo u codeeyay dastuur cusub Ee Masar

Share This
Tags

Gudiga doorashooyinka dastuurka cusub ayaa shaaciyay naqtiijooyinka doorashooyinkii dhawaan ka dhacay dalka Masar ee loogu codeynayay dastuurka.

In ka badan boqolkiiba 63 waxa ay doonayaan in isbedal lagu sameeyay dastuurka iminka lagu dhaqo dalkaasi.

Doorashooyinka ayaa la qabtay 15. iyo 22 bishan eynu ku jirno ee Desember, waxaana sida ay mucaaradku sheegayaan ka qeyb galay oo kaliya boqolkiiba 32 dadka xaqqa u leh in ay codeeyaan oo qaan-gaaray.

Mucaaradka ayaa diidan natiijadan, waxaana ay ku eedeynayaan xisbiga madaxweynaha “Akhwaanka” in ay garwadeen ka yihiin doorashooyinka lagu doonayo in dastuurka lagu badalo.

Waxa ay dalbanayaan mucaaradku in baaritaan lagu sameeyo doorashooyinkan.

Mudooyinka dambe ayaa waxaa dalka Masar hareeyay dibadbaxyo rabshado wata kuwaas oo ay isaga soo hor jeedaan taageerayaasha madaxweynaha iyo kuwa ka soo hor jeeda.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";