Published On: Fri, Jan 11th, 2013

Isbadalo lagu sameyay xukuumadda

Share This
Tags

Ra’isal wasaaraha dowlada Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon “Saacid” oo war saxafadeed soo saarey ayuu ku shaaciyey isbadalo ku dhacay wasaaradaha.

Wasaaradaha isbadalka uu saameyay waxa kamid ah, arimaha dibadda iyo tan warfaafinta oo wasarado kale oo dheeri ah lagu soo kordhiyey.

Sidoo kale, arimaha dalxiiska oo aan si weyn u shaqeyn waxa masuul kasii ahaan doono xafiiska ra’isal wasaaraha.
Isbadaladda ayaa waxa ay u dhaceen sida tan,

Mudane Saacid ayaa sheegay in Wasaarada arrimaha dibadda maanta laga bilaabo ay tahay ‘’Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga’’

Sidoo kale Wasaaradda Warfaafinta ayaa loogu yeerayaa ‘’Wasaaradda Warafaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka’’

Wasaaradda howlaha guud oo ka mid ah wasaaradaha isbedelka lagu sameeyay ayaa loogu yeerayaa ‘’Wasaaradda Howlaha guud Dekedaha iyo Gaadiidka Badda’’

Howlihii Dalxiiska iyo Duurjoogta ayuu R/wasaaruhu sheegay in si KMG ah u hoostagayaan xafiiska R/wasaaraha.

Golaha wasiirada, Wasiir ku xigeennada iyo wasiirudowlayaasha waa sidoodii oo waxba lagama badalin.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";