Calendar

Kaka Iyo Real Oo Xaalkooda Laga soo deerinayo

lo wareedyo dalka talyaaniga ah ayaa tilmaamaya in naadiga Real Madrid ay iska fasaxayaan laacibkooda kubad sameeyaha ah ee Kaka kaasi oo in muddo ah lala xariirinayay kooxda PSG ee dalka faransiiska inkastoo ugu dambeyn Real sheegeen in baaqi uu sii ahaanayo .

Sababta haatan keeneysa in la fasaxo ayay wararka tilmaamayaan sababa la xariira mushaarkiisa oo aad u sareeya xilli laacibka uusan kooxda ka aheyn as-aasi inta badanna uu ka baxay qorshayaasha macalin Jose Mourinho .

Waxaa lagu waramayaa in haddii Real ay dhinto mushaarka laacibkaas reer Prazil kooxda Milan ayaa dadaalkeeda isugu geyneysa in ay soo ceshato laacibkaasi oo marar badan u gaan haatiyeen

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: