Calendar

Kaka Oo Ku Jira Maalmihii Ugu Dambeeyay Ee Kooxda Real Madrid

Wargeysyada ka soo baxa dalka Tayaaniga ayaa qoraya in kubad sameeyaha Real Madrid Kaka uu go`aan ku gaaray in uu ka huleelo kooxda boqortooyda Madrid marka suuqa uu furmo bisha dambe .

Kaka ayaa si weyn uga xun in uu ka baxay qorshaha Jose Mourinho oo haatan si weyn ugu tiirsan laacibka reer Jarmal Masud Ozil  iyo Luka Modric halka Kaka keydka saaxib dhaw uu la noqday .

Haatan waxaa lala leeyahay Milan ayaa dooneysa , iyadoo madaxa kooxdaas uu u safray dalka Prazil si uu ula kulmo aabaha dhalaay Kaka si uu ugala hadlo in wiilkiisa ka dhaadhiciyo in uu ku laabto Milan oo uu horay u ula soo qabsaday

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: