Calendar

Kaka Oo Xalay Lagu Arkay Magaalada Milano.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid ayaa xalay lagu arkay magaalada Milano iyadoo baashaal casho ah wada qaateen laacibka ay isku wadanka yihiin ee Robinho , waxa ayna tani sii  xoojineysaa warkii ahaa in Kaka uu dib ugu soo laabanayo Milan.

laacibkaan ayaa u sheegay Sky Sports 24 in xaaladiisa Real wanaagsaneyn , hadii hishiis ay la gaaraan Milan iyana waa ay i farxad gilineysa , diyaarna wan u ahay in wax waliba u sameeyo sidi Milan mar kale ugu soo laaban lahaa  ayuu yiri Kaka.
Real ayaa dooneysa in mushaarkiisa dhinto Kaka maadama xisaabaadka Jose Mourinho uusan ku jirin iyadoo tanina keeneyso in laacibka door bido kooxdiisii hore ee Milan ee dalka Talyaaniga

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: