Calendar

Lamaanaha Wada Nool Ee Is Jaceyl Sida Laga Donaayo In Ay Iskula Noladaan ( Sir Muhiim Ah )

Lamaanaha Nolol Wadaag Ah Mar Walba Muxibo Iyo Gal Jaceyl In Ay Isku Mujiyaan Oo Ay Isa Siyaan Waa Mid Lagama Maar Maan Ah Oo Meesha Ku Jirta Gabadha Oo Kaliya Lagama Donaayo In Nin Keeda Ay Muxibo Iyo Jaceyl Ay Ku Beerta.

Wiilka Oo Kaliya Lagama Donaayo In Gabadha Xaas Kiisa Ah In Gal Jaceyl Iyo Muxibo Uu Ku Beero Lakin Mida Laga Donaayo Ayaa Waxay Tahay Ninka Iyo Xaas Kiisa In Ruux Walba Halkiisa Uu Kaga Muujiyo Ruuxa Kale Dareen Iyo Farxad Gal Jaceyl Oo Waara.

Mida Kala Waa Ay Wanaagsan Tahay Lamaanaha Mid Koodi In Jaceylka Uu Ku Xoog Bad Naado Taasi Wax Dhib Ah Inta Badan Ma Kayneyso Jaceylka Ayaa Sii Siyadaayo In Ay Ku Kala Tartamaan Ninka Iyo Xaas Kiisa Waa Ay Wanaagsan Tahay Mid Walba Ruuxa Kale In Uu U Muujiyo Jaceyl Siyaado Ah Ku Beero.

Lakin Waxuu Dhib Ka Imanayaa Hadii Labada Ruux Mid Koodi Ruuxa Kale Ku Daayo Oo Ku Fiirsada Jaceylka Halkaas Waxaa Ka Dilacaaya Is Fahan Daro Iyo Kala Shaki Oo Ruuxa Kale Fakrad Qalad Ah Uu Ka Amiino Mar Walba Waa In Lamaanaha Isku Muujiyaan Oo Ay Isku Buraan Jaceyl Iyo Marxabeen Ee Sii Xoojisa Nolosha Iyo Isku Nagaasho Dheer Hor Seed U Noqda

Ninka Xaas Kiisa Waa Mid Maalinkii Sidex Jeer Iyo In Ka Badan Laga Donaayo In Gabadha Xaas Kiisa Ah Dhunkasho Ka Dis Ah Uu Siyo Dhinaca Dhamanada Daanka Xaas Kaaga Ayadoo Faraxsan Ayay Ku Soo Fiirineysaa Oo Qosleesa Taasina Waa Mid U Wanaagsan Lamaanaha Si Ka Dis Ah In Hadiyado Iskugu Siyaan Farxada.

Dhunkasho Oo Kaliya Ma’ahan Xaas Kaaga Xiliga Magalada Aad Adeyso Waa In Hadiyado Kuwa Ay Ugu Jeceshahay U Kentaa Oo Aad Ugu Farxisaa Si Kadis Ah Ayadoo Oo Geyn Kaana Filaneyn Taleefan U Soodir Mudada Magalada Ku Maqan Tahay Sida Aysan Kaaga Wal Walin Naxdinta U Dareemin.

Ninkaaga Miyaa Ladilay Gaari Miyaa Dilay Waxyaabo Badan Oo Wal Wal Ah Ayaa Ku Ber Maayo Ruuxa Ku Jaceyl Mudada Aad Kala Maqan Tahiin Mid Walba Halkiisa Ayey Murugo Ku Filan Ku Hesataa Farxad Iyo Qosal Iyo Laab Dagnaan Inta Aad Wada Jogtaan Un Bay Jirtaa.

Albaabka Marka Aad Ka Soo Gasho Xaas Kaaga Iyo Caruurtaada Waa In Aad Wada Marxabeysaa Mid Walba Dhugasho Sisaa Xaas Kaaga Si Gaar Ah Waa In Hadiayeeda Iyo Dhun Gahadeeda Aad Ugu Sisaa Meel Ka Baxsan Caruurta Halka Ay Ku Sugan Yahiin Umad Muslim Ah Ayaa Nahay Xaas Kaaga Rabi Waa Uu Kuu Baneeyay Lakin Waa In Halkii Loogu Talagalay Aad Ku Dhunkataa Kuna Barxabaysaa Hadiyada Aad U Soo Iibisina Ku Sisaa.

Ninka Ragga Ah Xaafada Marka Uu Ka Soo Galaayo Waxaa Laga Donayaa In Asagoo Waji Furan Oo Faraxsan In Uu Soo Galo Hadii Magalada Loogu Soo Xanaajiyay Xitaa Waa In Guriga Marka Uu Yimaado Xaaskiisa Ka Nixin Wax Walba Oo Magalada Ku Soo Qabsaday Ee Kala Soo Kulmay Waa In Xaas Kiisa Si Dagan Ugu Shegaa Marka Horena Alabaabka Ku Soo Galaa Waji Furan Iyo Farxad Daganaan Qoraa Sare Xasan Wadani Dhamaad.

W/D: Staff

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta.
« »

Comment: