Calendar

Liverpool Oo Qandaraaska U Kordhineysa Gerrad

Tababaraha kooxda Liverpool ayaa daboolka ka qaaday in hishiiska ay kordhiayaan Steven Gerrad , waxa uuna warkaan soo baxayaa xilli kooxda PSG ee dalka faransiiska ay si weyn u xiiseynayeen laacibka.

Tabaraha ayaa u arka Gerrad laacib weli muhiim u ah Liverpool maadaama uu leeyahay qibrad isla markaana uu leeyahay ciyaaro xamaasad leh .

Laacibkaan 32-sano jirka ah ee qibrada la sii duqoobaya ayaa qandarkiisa haatan waxa uu dhamaanayaa 18-bil ka dib , maamulka Liverpoolna ma sheegin inta uu gaarayo qandraaska cusub ee ay la doonayaan Gerrad

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: