Calendar

Ma aqoonsan kartaa Sawirkaan Gorma ayaa laqaaday

Madaxweyne xasan sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore Dowladii KMG  Sheikh Sharif Sheikh Ahmed waxay ahaan jireen macalimiin iskool kahor siyaaada.

sawirkaan Wuxuu ahaa 4 Aug,2006 waa graduation ceremony ,Dufcaddii ugu horeysa oo ka qalinjabisa Culuunta iyo Tiknoolajiyada ee SIMAD.

sawirka waxaa ka muuqdo Sheikh Sharif Sheikh Ahmed iyo Hassan Sheikh Mahamud oo Arday gudoonsinaya shahaado.

Comments

comments

Category : Photos.
« »

Comment: