Published On: Sat, Jan 22nd, 2011

Maalinta Saxaafada Soomaaliya oo laga xusay Magaalada Nairobi (Daawo Sawirada)

Share This
Tags

s.6Bartamaha (Nairobi):- Munaasabad balaaran oo lagu xusayay maalinta saxaafada Xurta ah Ee Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.

Wariyayaasha dibad jooga ka ah dalka ayaa shalay Munaasabad ay si weyn ugu xusayeen Maalinta saxaafada waxa ay ku qabteen gudaha Magaalada Nairobi gaar ahaan Hotel ku yaala xaafada Soomaalida dagan tahay Ee Caasimada Kenya.

Wariyayaasha Munaasabada ka qeybgalay ayaa waxa ay ka kala socdeen Hay’ado Warbaahineed iyo qaar Madax banaan oo dalka isaga soo cararay islamarkaana ka qeybgalayay Xuska Maalinta Saxaafada Soomaaliya oo ku beegnayd Shalay oo ahayd 21-Janaayo.

Wariyayaasha Xaflada shalay ka qeybgalay ayaa waxaa ka mid ahaa Xasan Kuuriya oo ahaa wariye muddo dheer ka soo shaqeeyay warbaahinta dalka,Qadra Maxamed Ciise oo u soo shaqeysay TV-gii Qaranka Soomaaliya ,Maxamed Cismaan New York oo ah Wariye muddo dher shaqeynayay ahna Macalin soo saaray Wariyayaal shaashadaha ka soo muuqday iyo Wariyayaal kale oo Caan ah.

DAAWO SAWIRADA:-

s.8

s.7

s.6

s.5

s.4

s.3

s.2

s.1

Abdirizak Yuusuf Kampala

Xafiiska Bartamaha.Com Ee Afrika.

Kambaala77@gmail.com

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";