Published On: Tue, Dec 4th, 2012

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Turkey

Share This
Tags

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa u ambabaxabayo wadanka Turkey-ga halkaas uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dhigiisa uu ku tagi doono.

Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud waxa ku wehlinayo socdaalkiisa wasiiro ka tirsan xukuumadda, iyo taliyaha ciidamada xoogga Dalka Gen. Cabdi Qaadir Sheekh Cali Diini.

Safarka madaxweynaha uu ku tagayo Turkey-ga ayaa qaadan doono muddo afar maalin, isagoona wada hadalo rasmi ah la yeelanayo madaxda wadanka Turkey-ga oo ka wada hadli doonaan xiriirka labada dalka iyo hormarinta dowlada Turkey ay ka wado Soomaaliya.

Madaxweynaha Turkey-ga Cabdullahi Gol oo xafiiskiisa uu soo saarey war qoraal ah ayaa lagu sheegay iney aad ugu farax san yihiin booqashada madaxweynaha Soomaaliya uu ku tago Turkey-ga ayna taasi kor u qaadayso xiriirka labada dalka.

Turkey-ga ayaa waxa uu xuub siibayanayaa inuu noqdo mid kamid ah wadmada ugu saameynta badan Soomaaliya tan iyo markii sanadkii hore ay usoo gurmadeen Soomaaliya xilli ay ka jirtey macluul baahsan.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";