Calendar

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiir kuxigenka hawlaha guud iyo Gaadiidka

Garowe_ Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Digreeto kasoo baxday xafiiskisa waxaa maanta lagu magacaabay wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo gaadid.

Xilkaan ayaa loo magacabay Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax ( Dijaana) oo horay usoo noqday taliyaha ciidanka nabad dugida Puntland, isagoona sidoo kale soo noqday wasiir ku xigeenka maxdanta, Tamarta iyo Biyaha Somaliya, xukuumadi Farmaajo.

Hoos ka Akhriso Digreetada madaxweynaha Puntland.

Digreeto madaxweyne

Comments

comments

Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: