Published On: Thu, Dec 6th, 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya Ra’isal wasaraha Turkey-ga

Share This
Tags

Madaxweynaha  Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa wali ku sugan wadanka Turkey-ga halkaas oo wada hadalo kula yeelanayan madaxda wadankaas iyo jaaliyadda Soomaalida.

Madaxweynaha ayaa shalayto kula kulmey magalada Ankara dhigiisa Turkey-ga Abdullah Gul oo ka wada hadleen xiriirka labada wadan iyadoona labada wadan ay kala saxiixdeen heshiisyo dhowr ah.

Wafdiga Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan laa qaatey jaaliyaddaha Soomaalida ee Ankara jooga oo ka wada hdleen xaaladda wadanka iyo tan jaaliyadda ku sugan Turkey-ga.

Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa tagi doona magalada Istanbul haalkaas oo kulamo kula yeelan doonaan Ra’isal wasaraaha Turkey-ga Rajeb Ardugan iyo xukuumadiisa oo ka wada hadli doonaan hormarinta xiriirka labada wadan iyo iskaashiyo badan.

Turkey-ga ayaa muddo sanad ah gudaheeda waxa u noqonayaa wadanka si weyn saameyn ugu leh Soomaaliya xiriir wayna la sameystey iyadoona Soomaaliya laga arkayo howlo badan oo wax qabad ah u ka sameynayo taas oo dadweynaha Soomaalida ay aad ula dhacsan yihin.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";