Published On: Wed, Dec 5th, 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmey dhigiisa Turkey-ga [ SAWIRO ]

Share This
Tags

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku sugan magalada Ankara maalintii koowaad ee booqasho Afar maalin ah uu ku tagay wadanka Turkey-ga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa la kulmey dhigiisa wadanka Turkey-ga abdallah Gul oo ka wada hadleen arimo badan oo ku saabsan xiriirka labada wadan, amaanka Soomaaliya, taagerada Turkey-ga ay siinayso Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa aad ugu mahadceliyey taageradda balaaran ee Turkey-ga u fidisay wadanka Soomaaliya, isagoo xusay iney jirtey xiriir qota dheer oo inmuddo ah soo jirey kaas oo labada wadan ka dhexeyay.

Turkey-ga ayaa taagero balaaran oo iskugu jirta bini’aadanimo iyo hormarin waxa uu ka wadaa wadanka Soomaaliya tan iyo sanadkii hore markaas uu si weyn ugu soo gargaaray dadkiidhibaatada gaajadda iyo macluusha ay haleeshay.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";